WARARKA

War deg deg ah Maleeshiyada beesha Habargidir oo caawa dagaal looga soo saaray magaalada Marka

Wararka ka imaanaya caasimada gobolka Shabeelaha hoose magaalada Marka ayaa waxay ku waramayaan in Caawa halkaasi uu ka dhacay iska horimaad u dhexeeya maleeshiyo...

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya oo maanta la wareegay Leego ee gobalka Sh/hoose.

Ciidamada nabad ilaalinta ree Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanka Leego ee gobalka Sh/hoose ka dib dagaal culus...

Ciidamada dowlada oo maanta howlgalo lagu sugayo amaanka ka bilaabey magalada kismaanyo

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgal ka wada xaafadda Calaleey ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaasi oo lagu xaqiijinayo ammaanka. Howlgalka ayaa...

Iska hor imaad ka dhacay deegaanka Cadaadda iyo Bohol Raar ee gobolka Baay

Warar naga soo gaaraya magaalada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegaya in maalmihii la soo dhaafey ey halkaasi ku dagaalameen laba beelood oo dega...

Xubnaha baarlamaanka oo maanta ka doodaya miisaaniyada 3da bilood ah

Mudanayaasha baarlaamanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya miisaaniyadda ay dowladda Soomaaliya ku shaqeynayso saddexda bilood ee soo socota, taasoo ka doodisteeda dib loo dhigay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img