WARARKA

Hogaamiyaha ururka alshabab Axmed Godane oo fariin u direy taageerayaashiisa

Hogaamiyaha Ururka Al-Shabaab C/raxmaan Mukhtaar Abuu Zubeyr oo loo yaqaan Axmed Godane ayaa fariin cod ah uu soo duubay laguna faafiyey baraha Internet-ka oo...

Ciidamo beeleedyada lasbisan dharka dowlada ee ku sugan degmada marka oo laga cabanaayo

Shacabka ku nool degmada Marka ee gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay inay dhac iyo dhibaateyn kala duwan kala kulmaan ciidamada dowladda Soomaaliya ee halkaas...

Qarax ka dhacay meel ku dhow xarunta maamulka kismaanyo

Qarax loo adeegsaday Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta degmada Kismaayo, wuxuuna qaraxaasi sababay khasaarooyinka soo gaaray...

Xaflada loogu tala galey Ciida oo maanta lagu qabtey xarunta maddaxtooyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka xarunta Madaxtooyadda marti qaad manaasabadda ciida darteed ah ugu sameeyey Masuuliyiinta Dowladdda federaalka Soomaaliya iyo...

Maddaxweynaha dowlada federalka oo ugu baaqey Alshabab iney dagaalka joojiyaan eyna ka shaqeeyaan nabada

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay Xarakada Al-shabaab inay hubka dhigaan ayna ka qayb-qaataan dib u soo celinta nabadda Soomaaliya, isagoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img