Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ururka Raaskambooni ayaa howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxay ku soo qabqabteen...
Muran weyn aya beryahan dambe ka taagnaa maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa dowladda Kenya waxay markii ugu horreysay ku dhawaaqday inaysan lug ku...
Gudoomiyaha Degmada Xudur ee gobolka Bakool Max’ed Macalim Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in duulaan ay saaka ku qaadeen saldhigyo ay Al-shabaab...
Warar eynu dhawaan ka helney Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Taliyihii ciidamada Dowladda ee Magaaladaasi.
Dilka taliyaha...