Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxa ay Subaxnimadii hore ee Saakay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho gaar ahaan Dagmada Kaxda ee Gobolka iyo...
Taliyaha ciidamada booliiska gobolka banaadir, Col. Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay u suuro-gashay inay gacanta ku dhigaan xalay koox qorsheynayay...