WARARKA

Askari ka tirsanaa maleeshiyaadka Alshabab oo shaley gelinkii dambe lagu diley magalada muqdisho

Askari ka tirsanaa maleeshiyaadka Alshabab oo lagu magacaabi jirey Cabdinuur Gacmoole Gardhuub ayaa shaley gelinkii dambe lagu soo bandhigay meydkiisa magaalada Muqdisho, kaddib markii...

Maamulka Degmada Qansax dheere oo ey isku soo dhiibeen qaar ka tirsan Alshabab

Maamulka Dagmada Qansax Dheere ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigeyn rag horay uga tirsanaan jiray Al-Shabaab kuwaas oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada Soomaaliya...

Qof shacab ah oo lagu diley magalada Beledweyne

Waxaa magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan lagu dilay maanta ruux la sheegay inuu ahaa rayid kaas oo lagu dilay mid kamid ah Xaafadaha...

Maleeshiyaadka Alshabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo loo fidiyey cafis hadey isa soo dhiibaan

Masuuliyiinta Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa ugu baaqay dagaalyahanada Al-Shabaab ee Gobalkaasi inay isku soo dhiibaan ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Guddoomiye ku xigeenka...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan la qaatey Gudoomiyeyaasha degmoyinka Gobolka Banaadir

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo ay kulanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img