WARARKA

Xubnaha guddiga farsamada ee milateriga oo ka shirey arimaha milateriga

Xubnaha guddiga farsamada ee militariga Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uga hadlay arrimo badan. Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud...

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdifatax Geesey oo ka codsadey Dowlada Federealka dhaqaale

Guddoomiyaha gobolka Baay Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey oo xalay la hadlay warbaahinta ayaa ka codsaday dowladda federalka Soomaaliya inay ka taageerto maamulkiisa dhinaca dhaqaalaha,...

Alshabab iyo ciidanka Raaskambooni oo ku dagaalamay duleedka magaalada Kismaanyo

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka aroortii uu dagaal xooggan ka dhacay deegaanka Yoontoy oo qiyaastii 25-KM dhanka waqooyi kaga began...

Gudoomiyaha Warta Nabada oo ka hadashey cabasho kasoo yeertey Shacabka degmada

Shacabka ku dhaqan degmada Warta Nabada ayaa waxaa ey cabasho ka muujiyeen roondooyin xilliyada qaar ay sameeyaan ciidamada Dowladda ayeey sheegeen inay kala kulmaan...

Howgalo laga sameeyey magaladada Beledweyne oo lagu soo qabqabtey dhalinyaro fara badan

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa xalay howlgal ay ka sameyeen Magaaladaasi waxa ay kusoo qab qabteen dhalinyaro lala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img