WARARKA

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada oo kulan la yeelatey shaqaalaha wasaarada arimaha dibada

Raysul wasaare ku-xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta kulan isbarasho ah la qaadatay shaqaalaha wasaaradda iyo...

Guddiga loo saarey xalinta khilaafaadka Dhuxusha oo ey taageereen Amisom

AMISOM ayaa soo dhoweysey guddigii dhowaan loo magacaabey iney xal ka gaaraan dhuxusha taalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta...

Wasiirkada Gaashaandhiga oo kulan la qaatey taliyeyaasha Amisom

Wasiirka gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa Jimcihii shalay kulan la yeeshay saraakiisha ciidamada Afrika ee ku sugan Soomaaliya, isagoo kala hadlay...

Maxkamada Ciidanka qalabka sida oo xukun ku ridey askar ka tirsan cidanka dowlada

Maxkamadda ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ayaa afar askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ku ridday xukunno kala duwan oo xabsi ah, kaddib markii lasoo...

Qarax maanta ka dhacay xafada Berdaale ee degmada Baydhaba

Afar qof oo is daba joog ah ayaa maanta ka dhacay xaafadda Bardaale ee degmada Baydhabo, kaas oo lagu bar-tilmaameedsanayay askar ka tirsan ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img