WARARKA

Maddaxweynaha Dowlada federalka somaliya oo safar ugu ambabaxay dalalka deriska

Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo daris la ah Soomaaliya, waxaana safarkiisa...

Howlagalo laga sameeyey magalada baydhabo oo lagu soo xirixirey dhowr dhalinyaro

Ciidamada dowlada howlgalo xaley ka sameeyeen magalada baydhabo ayaa waxaa ay soo qabqabteen ku dhowaad 20 qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen...

Maddaxweynaha Dowlada federalka oo sheegey in ey dhamaatey xiligii isbaarooyinka cidii lagu helana la waafujin doono sharciga

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciddii lagu helo kufsi lagu fulinayo dil toogasho, isagoo sidoo kalena sheegay inaysan jiri karin...

Qarax lala beegsadey Ciidamada Raaskambooni oo ka dhacay magaalada Kismaanyo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagugula beegsadey qarax xoogan oo geestay khasaaro kala duwan. Inkastoo aan...

Wasiirka Wasarada Gaashaandhiga oo sheegey ineysan la dagaalami karinm Alshabab hadan laga qaadin cuno qabateynta Hubka

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in cunno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay horumar laga gaaro dagaalka lagula...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img