WARARKA

Qarax xoogan oo ka dhacay magalada Neirobi xaafada Iislii

Qarax xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Nairobi gaar ahaan waaxda California ee xaafadda Islii ayaa sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca todobo...

Sarkaal ka tirsan hey'ada FAO oo lagu xirey xabsiga ku yaala degmada baydhaba

Maamulka gobolka Bay ee dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan hay'adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO, kaasoo ciidamada Baydhabo ay xalay...

Madaxweynaha Turkiga Abdullah Gül oo sheegey iney wadankiisa uu sii kordhin doona howlaha uu ka hayo dalka Somaliya

Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah Gül ayaa shaaca ka qaaday in dowladda iyo hay’adaha Turkiga ay sii ballaarin doonaan barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka bini’aadannimo ee...

Maamulka Puntland oo soo saarey warsaxaafadeed ey kaga hadlayaan dagaladii ka dhacay Galgala

Deegaanka Galgala waxaa xalay ka dhacay dagaal u dhaxeeya maleeshiyo ka tirsan kooxda al-Shabaab iyo ciidanka difaaca Puntland. Maamul goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed uu ka...

Maddaxweynaha Dowlada Federalka somaliyeed oo si diiran logu soo dhaweeyey Dalka turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Dowlada fedaralka Somaliyeed  iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Turkiga. iyadoo lagu wado inay maanta kulammo la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img