WARARKA

Guddiga doorashooyinka somaliland oo xaley ku dhawaaqey natiijooyinkii kasoo baxay doorashada

Guddiga doorashooyinka Somaliland ee magaaladda Hargeysa, ayaa ku dhawaaqay natiijadii doorashadii degmooyinka magaaladda Hargeysa, kaas oo si weyn loo hadal hayey. Degmooyinka Hargeysa oo ah...

Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Xariga Sarkaal ka Tirsan Hey’adda FAO ee lagu Xiray Baydhabo

Wariyaheena  Maxamed Cade oo wax ka waydiiyay Taliya Ciidamada Gobolka Baay Korneel Mahad C/raxmaan Xariga Mas’uul ka tirsan Hey’adda FAO ee Ciidamada Dowlada ay...

Warbixin ka Hadlaysa Dugsiga Hoose/Dhexe ee Gabdhaha Cabdalla Deerow Isaaq (Sawirro)

Annagoo ah Maamulka Dugsiga ayaa waxaan rabnaa inaan warbixin buuxda ka bixino Iskuulka. Iskuulkan waxaa uu ahaa Iskuul hore ee Dowladdii Maxamed Siyaad Bare ay...

Gobolka Banaadir oo mar dhow la geyn doono baabuurta Dab Demiska

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay xilli dhow gaaraan saddex baabuur dab-damis oo cusub, kuwaasoo lagula tacaali doono dabka, sidaana waxaa sheegey duqa magaalada...

Qarax goor dhaweyd ka dhacay suuqa Bakaaraha

Qarax Xoogan ayaa ka dhacay goor-dhow qaybta dahabka lagu iibiyo ee suuqa Bakaaraha, iyadoo ciidamada dowladda ay markiiba halkaas howlgal ka billaabeen Qarax oo ahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img