Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolka Galguduud ayaa ka manuucay xarunta gobolkaas ee Dhuusomareeb in hub lagu dhex qaato iyo si macno-darro ah rasaas loogu...
Magaalada Baydhabo ayaa caawa waxaa lagu soo waramayaa in lagu toogtay ruux rayid ah oo aanan la garanaynin sababta ka danbaysa dilkiisa.
Dilka ayaa wuxuu...
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegey in hay'adda horumarinta caalamiga ah ee Turkiga TIKA ayaa dib u dhis ku sameyn doonta waddooyinka magaalada Muqdisho...