WARARKA

Ciidamada dowlada iyo Alshabab oo ku dagaalamey duleedka degmada baydhaba

Dagaal aya shaley gelinkiii dambe waxaa uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Baydhabo iyo Qasaxdheere ee gobolka Bay halkaas oo ey ku dagaalameen...

Xerooyinka Qaxootiga ee IDP's oo noqdey xerooyinka lagu kufsado haweeenka kasoo barakacay Koonfurta Somaliya

Waxaa soo if baxaya dhibaatooyin ka taagan xeryaha qaxootiga ee ku yaala magaalada muqdisho kuwaas oo maalin walba lagu kufsado haweenka halkaasi ku jira...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta u ambabaxay dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhowayd booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Turkiga. Socdaalka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Amisom oo sheegtey in ey Alshabab ka nadiifin doonto wadada isku xirta Marka ilaa iyo Afgooye

AMISOM ayaa sheegtay inay qaadayso tallaabo lagu adkeynayo ammaanka jidka isku xirta magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose iyo deegaanka Lambar 50 ee...

Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada oo ku dagaalamey deegaanka Garsaale

Dagaal qasaare geystey ayaa ka dhacay deegaanka Garsaale oo aan sidaa uga fogeyn degmada Jowhar dagaalkaasi oo ey isaga hor yimaadeen Cidamada Dowlada iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img