WARARKA

Maddaxweynaha oo ka hadley safarkii uu ku tegey dalka Suudan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka warbixiyay heshiisyo dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan, kaddib booqasho laba maamood ah oo uu dalkaas ku tagay. Xasan...

Wasiirada arimaha Dibada Dalka Somaliya oo la kulantey William Hague

Raysul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogta dalka Britain ayaa  maanta magaalada London...

Masuuliyiinta Alshabab ee gobolka shabelaha Dhexe oo u hanjabey odayaal ku dhaqan Gobolka

Gudoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo warramayaa inuu u hanjabay Odayaal Dhaqameed ku sugan tuulada Masaajid Cali-guduud. Kabo-ku-tukade oo tuulada gaaray...

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Bay oo ka codsadey dowlada in la adkeeyo amaanka Gobolka

Odayaasha dhaqanka iyo salaaddiinta gobolka Bay ayaa ka codsaday mas’uuliyiinta wafdiga dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo inay gacan ka geystaan sugidda...

Maamulka Magaalada Gaarisa oo ku eedeeyey in ey somali ka dambeyso rabshadaha ka dhacaya Dalka Kenya

Gudoomiyaha degmada Gaarisa Maxamed Macallin Isagoo u waramayay Wargeyska The Daily Nation ayaa ku eedeysay askar horey uga tirsaneyd ciidanka dowladdii Federaalka KMG ahayd...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img