WARARKA

Wasiirka Gaashaandhiga oo ka hadley safarka uu ku tegey baydhabo

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa  faahfaahin ka bixiyay socdaal wafdi uu hoggaaminayo oo dowladda ka tirsan uu ku joogo magaalada Baydhabo...

Duqa magalada Muqdisho oo ka codsadey Somalida in laga qeyb qaato dhismaha Tiyaatarka

Ganacsatada ku sugan magaalada Muqdisho iyo Soomaalida ku nool qurbaha ayaa laga codsaday inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska tiyaatarka qaranka. Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed...

Qarax lagula beegsadey Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom Magalada Marka

Qarax ayaa ka dhacay sida la sheegey xili ay ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom gaar ahaan Burundi howlgalo ey ka sameeyeen xaafado ka tirsan...

Weerar lagu qaadey Saldhiga Booliska Degmada Wanleweyn

Warar aynu ka helney degmada Wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in weerar xoogan uu halkaasi ka dhacay kaas oo lagu qaadey saldhiga...

Dowlada Itoobiya oo maanta Maxkamad soo taagtey eedeysanyaan lagu heysto iney la shaqeeyaan Alshabab

Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa ku heshay 10 nin eedeymo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda al-Shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya. Garsooraha maxkamadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img