WARARKA

Wasiirka Amniga maamul Goboleedka Puntlad oo xaley lagu weerarey Hottel uu ku sugnaa

Kooxo hubaysan oo aan la garaneyn ayaa xaley weerartay hotel uu ku sugnaa wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan. Kooxda oo ku hubaysneyd qoryaha daran-dooriga...

Howlgalo lagu sugaayo amaanka oo maanta laga sameeyey degmada Jowhar

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa saakay howgallo ballaaran ka billaabay xaafadaha kala duwan ee degmada Jowhar ee xarunta gobolka...

Ciidamada Raskambooni iyo kuwa alshabab oo xaley ku dagaalamay magalada Kismaanyo

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga Kenya ee qeybta ka ah AMISOM oo isku dhinac ah iyo xoogagga xarakada Al-shabaab...

Xukuumada dalka somaliya oo ku howlan sidii loo soo celin lahaa dhaqaalaha ku xaniban dalka dibadiisa

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa billowday qorshe dib loogu soo celinayo lacago malaayiin dollar gaarayo, guryo iyo gaadiid ay Soomaaliya leedahay oo ku xaniban dalal...

Wasiirka gaashaandhiga oo sheegey in Ahlusunada Gedo ey ka mid yihiin Ciidamada Dowlada

Wasiirka Gaashaandhiga C/xakin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegey in Ciidamad Ahlusuna ey ka mid yihiin Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somaliya. Faqi oo dhawaan booqasho...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img