WARARKA

Afgoi Action Council oo kulan ka yeeshahay arimaha Degmada Afgooye

kulan xasaasi ah oo ey shaley yeesheen Afgoi Action Council ayaa waxa la isku soo qaadey qodobo dhowr ah oo ey ka mid yihiin...

Alshabab iyo ciidamada dowlada oo siyaabo kala duwan uga hadley dagaalkii ka dhacay Gedo

Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagalo shalay gallinkii dambe ku dhexmaray deegaanno u dhexeeya degmada Luuq iyo Garbahaarey ee gobolka...

Afhayeenka Alshabab Cali Dheere ayaa sheegey in ey la wareegi donan Puntland kuna dhaqi doonan shareecada Islaamka

Afhayeenka Shabaab ayaa wuxuu sheegay in dagaalka ka dhacay Boosaaso meel u dhaw dhibaatooyin ay ugu geesteen ciidamada Puntland sida uu sheegay. Isaga oo hadalka...

Dhaqdhaqaaq Milateri oo laga dareemayo deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa in ey ka jiraan deegaanada hoostaga gobolka gedo halkaas oo ey isku urursanayaan ciidamada dowlada iyo kuwa itoobiyaanka oo...

Waa Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy iyo Xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade

Waxaan halkan iidinkugu soo gudbinayaa barnaamijkeenii Dadow Doodnoy oo uu usbuucani marti inuugu yahay Xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade iyo Ing Saalax Sheekh barnaamijkan waxaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img