WARARKA

Suldaano Maanta soo Gaaray Magalaada Baydhabo (Sawirro)

Odayaashaan oo uu horkacayay Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa maanta ka soo dagay garoonka Magaalada Baydhabo Janaay, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen Madaxda...

Wasiirka Difaaca ee Dalka kenya oo codsadey in si dhaqso ah looga soo saaro ciidamada howlgalka ka wada xaafada Islii

Wasiirka difaaca, Yuusuf Xaaji iyo wasiirka horumarinta gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Maxamed Cilmi ayaa ka dalbadeen dowladda inay shaqada ka cayriso saraakiisha lagu eedeeyo...

Afhayeenka Amisom oo sheegey iney si fiican ku socdaan hwolaha lagu sugayo Amaanka ee ka socda Magalada Muqdisho

Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumud ayaa sheegay iney si fiican u socdaan howlgalka lagu adkaynayo amniga magaalada Muqdisho, isagoo intaas ku daray in...

Wasiirka Arimaha Dibada oo Xaley soo gaartey Dalka Talyaaniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa xalay gaartay magaalada Rome ee caasimada dalka Talyaaniga kadib markii ay ka ambabaxday dalka Ingiriiska oo...

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna oo ka hadley qorshaha lagu mideynayo Mamulada Gobolada dhexe

Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyey qorshe la doonayo in lagu mideeyo maamullada ka jira gobollada dhexe ee Soomaaliya. Guddoomiyaha saddexda gole...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img