WARARKA

Amisom oo maanta tababar uga furtey magalada Beledweyn dhalinyaro laga soo ururiyey deegaanka

Saraakiil ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta magaalada Beledweyne tababar ciidan uga furay kun maleeshiyo laga soo ururiyay deegaanka. Tababarka oo...

Xarakada Alshabab fariin adag u dirtey Dowlada kenya

Xarakada Al-shabaab ayaa war ay soo saartay Arbacadii shalay ku sheegtay inay dilayso la haystayaasha Kenyanka ah ee ay gacanta ku hayso, haddi dowladd...

Laba Askari oo shaley lagu diley Degmada Afgooye

Laba askari oo ka mid h ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa shalay lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose sida ay saxaafadda u sheegeen...

Xulka Kubada Koleyga Somalia oo caawa kaga bediyey 96-80 xulka dalka Burundi

Ciyaar aad u xiiso badneyd oo ay Xulalka Kubadda Kolayga Soomaaliya iyo Burundi isaga horyimaadeen ayaa gunaanadkeedii waxay natiijadu noqotay 96—80 dhibcood, taasi oo...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo dalka dib ugu so laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay aroortii hore kusoo laabtay Muqdisho, kaddib booqasho qaaday in ka badan hal toddobaad oo uu ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img