WARARKA

Afhayeenka Ciidamada Kenya Col Cyrus Oguna oo sheegey ineysan wadahadal la galeyn Alshabab

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in aysan wax wada-hadal ah kala galeyn Al-Shabaab la-heystayaal u dhashay dalkeeda oo ay kooxdu ku hanjabtay in ay...

Bucad Badeed Somali ah oo la filayo in maanta lagu maxkamadeeyo Dalka Mauritania

12 ruux oo burcad badeed Soomaaili ah ayaa maanta la filayaa in maxkamadooda ka bilaabato Magaalada Port-Louis ee dalka Mauritius, halkaasi oo la sheegay...

Madaxweynaha oo sheegey inuu ka hortagi doono 3 shay muhiimada koowaadna siin doono

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxmauud ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka hortagayso saddex qodob oo aad u fool xun, kuwaasoo uu sheegay inuu...

Madaxweynaha Mamul Goboleedka Puntland oo sheegey in dadka ka yimid Konfurta somaliya Qas ka wadaan deegaanka

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay ammaanka deeganada maamulka Puntland. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo shalay dib ugu soo noqday...

Shir looga hadlaayo Maamul u sameynta Koonfurta Somaliya oo lagu wado inuu ka furmo Magalada Baydhaba

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa dhawaan ka furmi doona shir looga hadlayo maamul u sameynta Gobalada Koonfurta dalka Soomaaliya. Ujeedka shirka ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img