WARARKA

Wasiirka wasarada maliyada oo ka hadley hoos u dhaca ku yimid sarifka

Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Suleymaan Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos u dhaca sarifka ku yimid ay aad...

Boliska dalka Kenya oo gacanta ku dhigey niman looga shakisan yahay inay la shaqeeyaan Alshabab

Ciidamada Boliiska dalka Kenya,ayaa gacanta ku dhigay rag la sheegay inay xariir la leeyihiin Al-Shabaabka Soomaaliya,islamarkaana damacsanaa in Soomaaliya ay u soo baxsadaan si...

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya oo la filaayo inuu u kicitimo Dalka Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga qaybgalayo shirka sannadlaha ah ee Midowga Afrika. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo...

Augustine Mahiga oo sheegey in beesha calamka looga bahan yahay iney caawiyaan Somaliya

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in beesha caalamka looga baahan yahay inay dhaqaale ku bixiso dhismaha ciidamada qaranka Soomaaliya, si ay amniga dalka ugala wareegaan...

Ciidamada Dowlada oo maanta baaritaan ka bilaabey degmada Kaaraan

Ciidamada dowladda oo isugu jira Nabadsugid, Boolis iyo Militari ayaa saaka waabarigii ku jarmaaday xaafado katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir,waxayna ciidamadu howlgalladaasi ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img