WARARKA

Maxamuud Sayid Aden oo shirjaraa'id qabtay kagana hadlay howlaha Maamul Goboleedyada ee ka kala soconaya Baydhabo iyo Kismaayo

Maxamuud Sayid Aden oo ah Gudoomiyaha Hogaaminta Ciiidamada Aaga Gedo ayaa waxaa uu kaga hadley arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin aragtidiisa...

Barnaamijkeenii Dadow Doodnooy oo Isbuucan marti inoogu ah Yusuf Muumin iyo C/rahman Sheekh

Dhegeystayaal sida aad inooga barateen barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Gudoomiyaha Jaalida Digil iyo Mirifle ee dalka Ingiriiska Yusuf Muumin Mayow...

Mamulka Gobolka Banadir ayaa sheegey in la dactirayo wadoonyinka magalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dayacatir ku sameyn doonaan guud ahaan wadooyinka magaalada Muqdisho oo aan wax dayactir ah helin tan iyo markii...

Shir madaxeedka midowga africa oo maanta ka furmaya Magalada Adis Ababa

Shir madaxeedka ururka Midowga Afrika ayaa maanta ka furmaya xarunta ururku uu ku leeyahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo shirkaas uu Soomaaliya...

Maamulka degmada Jowhar oo oo ka hadley amaanka degmada

Afhayeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in ammaanka Magaalada Jowhar ay ku dadaaleen taasina ay suurageliyeen ciidamada xooga dalka Soomaaliyed. Wuxuu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img