Maamulka al-Shabaab ee ku sugan gobolka Galgaduud ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ku amartay odayaasha ku dhaqan qeybo ka mid ah gobolkaas inay...
Xulka wiilasha kubbadda Kolayga Soomaaliya oo ka qaybgalaya isreeb-reebka koobka qaramada Afrika ee ayaa galabta ka badiyay xulka Kenya.
Isreeb-reebkan oo ka socda dalka Tanzania...
Shirkii wadamada carabta ee looga hadlaayey dhaqaalaha wadamada carabta ee ka socday dalka Sacuudi Carabiya gaar ahaan Magaalada Riyaad ayaa la soo gaba gabeeyay...