WARARKA

Ciidamada Alshabab iyo kwa Puntland oo ku dagaalamey Degmada ceelayo

Ciidamada Puntland iyo xoogagga Al-shabaab ayaa ku dagaalamey deegaanka Ceel-dibir oo ka tirsan degmada Ceelaayo ee gobolka Bari oo dhinaca galbeed kaga beegan degmada...

Dowlada Somaliya oo ka hor timid qorshe ay Dowlada kenya dooneyso iney ku ilaaliso Bada Somaliya

Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hortimid qorshe ay Kenya gaysay golaha ammaanka ee qaramada midoobay, kaasoo ay ku doonaysay in lacag lagu...

Gudoomiyaha Barlamanka Prof Jawaari oo gaarey Dalka Itoobiya

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo oo galinkii danbe ee shalay ka anbaxay magaalada Muqdisho ayaa siweyn loogu...

Alshabab oo lagala wareegey Deegaano hor leh oo ku yaala Gobolka Sh/Hoose

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo saraakiisha dowladdu ay sheegeen...

Iran oo iska fogeysey iney Hub siiso Ururka Alshabab

Iran ayaa iska fogeysay eedeyntii loo jeediyay ee ahayd inay hubeyso maleeshiyada al-Shabaab ee Soomaaliya. Guddiga ay Qaramada Midoobay u xil saartay inuu kormeero cunaqabataynta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img