WARARKA

Gudoomiyaha Ururka Alshabab ee Gobolka Galgaduud oo ka hadley geerida Sheekh Maxamed Xeefoow

Maamulka Al-Shabaab ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay geerida ku timid Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow oo ahaa Guddoomiyihii Golaha fulinta ee Ururka Ahlusuna Gobalada...

Gudoomiyihii Ururka Ahlusuna Sheekh Maxamed Yusuf oo ku geeryoodey Magalada muqdisho

Guddoomiyaha Ururka Ahusunna Waljamaaca, Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow ayaa ku geeriyooday isbitaal ay maamusho AMISOM oo ku yaalla Muqdisho, kaddib markii xanuun xalay kusoo...

Taliyihii ciidanka Booliiska Afgooye oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in kulan halkaasi ka dhacay xilkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska...

Xil kaqaadistii lagu sameeyay Gudoomiye Geeseey sidee looga arkaa Baydhabo.

Warar is khilaafsan ayaa waxa beryashan kasoo kala baxayeen qaybaha kala gedisan ee bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo  kaasi oo ku aadan xil ka...

Bam ciidamo reer Itoobiya ah lagula beegsaday bartamaha magaalada Baydhabo

Ugu yaraan laba ruux oo mid ahaan yahay askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhaawacmay qarax loo adeegsaday bam gacmeed oo maanta barqadii lagu tuuray...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img