WARARKA

Maddaxweynaha Dowlada Federalka oo uga tacsiyeeyey umada somaliyeed dilkii Sheekh C/qaadir Nuur

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Sheekh Cabdiqaadir Nuur...

Maddaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka hadley dilkii Sheekh C/rahmaan

Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo gelinkii danbe ee shalay lagu toogtey magaala-madaxda Puntland ee...

Sheekh C/qaadir Nuur oo maanta lagu diley Magalada Garoowe

Waxaa gellinkii dambe ee Maanta lagu toogtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo ka tirsanaa culimada ugu waaweyn...

Alshabab oo diley mid ka mid ah la heystayaal Kenyaan Ah

Al-shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in xalay saqdii dhexe ay xukun dil ah ku fulisay mid ka mid ah dad Kenyan...

Afhayeenka Baarlamaanka Somaliya oo kulan la yeeshey Afhayeenka barlamanka Itoobiya

Baarlamaanada dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa saxiixday heshiis ah in la sameeyo xubno guddi ah oo si wadajir ah ugu shaqeeya xariirka u dhaxeeya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img