WARARKA

Amisom oo cambareysey Qaraxii shale ka dhacay xeebta Liido

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war qoraal ah ku cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Wakiilka gaarka...

Saraakil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka oo ku sugan Gobolka bakool oo ku hanjabey in alshabab ka saarayaan Gobolka Bakool

Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee Gobalka Bakool ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin ku aadan inay la wareegaan deegaano ka tirsan Gobalkaasi oo ay...

Ciidamada Raskambooni iyo kuwa Amisom oo maanta howlgalo ka sameeyey Kismaanyo

Ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa ururka Raaskaambooni iyo ciidamada AMISOM ayaa saaka dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ka wada deegaanada dhanka waqooyi kaga beegan degmada Kismaayo...

Sheekh Muqtaar Roobow oo sheegey in Alshabab eysan lug ku laheyn Dilkii Sheekh C/qaadir Nuur

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah ku xigeenka Hogaanka Ururka Al-Shabaab ayaa war uu Saxaafada ku faafiyay wuxuu ku sheegay inaysan ka dambayn...

War Deg Deg Ah Qarax goor dhaweyd ka dhacay Maqaayaq ku taala Xeebta Liido

Qarax ayaa goor dhowayd wuxuu ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lagu soo warramayaa inuu geystay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img