WARARKA

Odayaal kasoo jeeda Gobolka Shabelaha Hoose oo kulan la qaatey Amisom

Mas’uuliyiin ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta waxay wada-hadal la qaateen odayaasha dhaqanka ee magaalooyinkii dhowaan lagala wareegay Al-Shabaab ee...

Waa Barmaanijkii War helaa Talo Helaa oo ey marti inoogu yihiin Dalxa, cali H iyo C/nuur

Barnaamijka War  helaa talo  Helaa waxaa isbuucan marti inuu ah ah Xildhibaan Maxamed Omar Dalxa , Dr Cali Hasan iyo C/Nuur Ibraahin barnaamijkan waxaan...

Kulan looga hadlaayay Amniga iyo Horumarinta degmada Afgooye oo lagu qabtay degmada

Kulan looga hadlaayay Amniga iyo Horumarinta degmada Afgooye oo oo ay ka qayb galeen qaybaha kala gedisan ee maamulka degmada  iyo xubno kasocday Jaaliyada...

Gudomiyaha Barlamanka Prof Jawaari oo booqasho ku tegey Magalada Jigjiga

Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowladda deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, iyadoo si heer sare...

Dagaal ka dhacay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka ka imaanaya degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu dagaal ka dhacay tuulada Xagareey oo ka tirsan degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img