WARARKA

Reysulwasaraha dowlada federalka somaliya oo ku baaqey in la joojiyo dagaalka ka socda kismaanyo

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. "Waxaa...

Reysulwasare ku xigeenka dalka Turkiga Baker Buzdag oo maanta booqasho ku tegey dalka Somaliya

Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Baker Buzdag ayaa saakay soo gaaray Muqdisho,waxaana garoonka diyaaradaha ay kusoo dhaweeyeen wasiirro ka tirsan...

Ciidamo ka wada tirsan maamulka Kismaanyo oo ku galaamay magaalada

Dagaal u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ee degmada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa in saaka aroortii uu ka qarxay gudaha degmadaasi,...

Doorashooyinka Dalka Jabuuti oo lagu dhawaaqey

Natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada baarlamaaniga dalka Jabuuti ayaa 5:00 aroornimo ee saakay lagu dhawaaqay. Wasiirka arrimaha gudaha ee Jabuuti, Xasan Dharaar Hufane ayaa sheegay...

Dhageyso…Shirkii maamul u samaynta Jubooyinka oo lagu hungoobay

Ayadoo ay maanta ku beegnayd maalintii loo madal balamay furitaanka shirweynihii maamulka la sheegay in loogu samaynaayo gobolada Jubada hoose,Dhexe iyo Gedo ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img