WARARKA

Isbedel muuqda oo ka hirgalay magaalada Beledweyn

Magaalada Beledweyn ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taaba galay isbedel la taaban karo tan iyo intii ay gacanta dowladu soo gashay gaar...

Bananbax loga soo horjeedo Alshabab oo maanta ka dhacay magalada Garoowe

Kumannaan qof ayaa maanta isugu baxay waddooyinka magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, kuwaas oo dhigayay bananbax looga soo horjeedo maleeshiyada al-Shabaab. Bananbaxayaasha, oo isugu...

Gudomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari oo dalka dib ugu soo laabtey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmahan dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday isagoo faah-faahin ka bixiyay kulamo uu lasoo qaatay...

Xaalada magalada Kismaanyo oo maanta degen

Waddooyinka magaalada Kismaayo ayaa maanta deggan kaddib dagaal shalay halkaas ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan maamulka ku-meel-gaarka ah. Ciidamo isugu jira kuwa maamulka...

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Reysulwasare ku xigeenka Turkiga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta si gooni gooni ah ula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya iyo sidoo kale...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img