Dowladda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay go'aan ay dhowaan ku mamnuucday, shidaal ay qaar kamid ah ganacsatada yar yar ee Puntland ka keeni jireen...
Kooxda al-Shabaab ayaa shalay xabsiga u taxaabtay macallimiintii dugsiyada Qur’aanka ee deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.
Macallimiinta oo tiradooda lagu sheegay 12 ayaa la xiray...