WARARKA

Burcad badeed Somali ah oo lagu Maxkamadeyn doono dalka Seychelles

Ciidamada Badda ee ka socda dalka Netharland ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa xukuumada Seychelles,waxay ku wareejisay sagaal ruux oo burcad badeeda Soomaali ah,kuwaasi...

Wasiirka wasarada arimaha gudaha oo ka hadley xaalada Kismaanyo

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dhibaato sidaa u weyn aysan ka taagneyn Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose oo labo maalin...

Alshabab oo xaley diley Gudomiyaha deegaanka Buusaar ee Gobolka Gedo iyo ku xigeenkiisa

Dagaalyahanno taabacsan Al-shabaab ayaa toogasho ku dilay xalay guddoomiyihii deegaanka Buusaar ee dowladda Soomaaliya iyo ku xigeenkiisii, kaddib markii ay ugu dhaceen guryo ay...

Haweenka Foolraaca u dhinta oo ku soo badanaya gobolka Gedo

Haweenka geeriyooda xiliga dhalmada(Foosha) ayaa waxaa beryahan danbe aad ugu soo badanaya deegaano ka mid ah gobolka Gedo. Dhibaatadan cusub ee lasoo deristay haweenka gobolka...

Beeraalayda gobolka Baay oo ka cabanay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowlada xiliyada ay howlgalka ku jiraan

Qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Baay ayaa sheegey in dagaalada u dhexeeya itoobiya shabaab iyo ciidanka dowlada ay saameeyeen dadka beeralayda ah oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img