WARARKA

Hay,ada UNCHR oo ku boorisey dowlada Holland in eysan somalida dib u celin eysan ku sameyn

Dowlada Holland ayaa lagu amray inaysan dib Soomaalida dalkaasi ku sugan aysan ugu soo celin meel ka mid ah koofurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya...

Prof Jawaari oo wareysi siiyey Idaacada BBC isagoo ku sugan Dalka Kenya

Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa safar shaqo oo qaadanaya muddo saddex maalmood ah ku tagay dalka Kenya, kaddib hal toddobaad...

Magaalada Jabuuti oo ay saaka ka bilaabatey doorashooyinka xubnaa Baarlamanka

Dalka Jabuuti ayaa waxaa saakay ka billowday doorashada baarlamaaniga ah ee dalkaas, iyadoo shacabku ay soo dooranayaan 65-ka xidhibaan ee uu ka kooban yahay...

3 ka mid ah ciidamada qalabka sida oo maanta Dil toogasho ah loogu fuliyey Magalada Muqdisho

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askar ka tirsan ciidamada dowladda oo horay loogu xukumay dilal...

Dad lagu laayey Masaajid ku yaala Magalada Libooye

Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay weerar dabley hubaysan ay ku qaadday dad ku tukanayay masaajid ku yaalla deegaanka Libooye ee ku yaalla...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img