WARARKA

Ugaas Maxamed Weli"Axmed Madoobe imisa jeerbaa laga cayriyay Kismaayo mow quusto"

Ugaas Maxamed Weli Sheekh Axmed Nuur oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Dhaqanka Beesha SADE ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka...

Shirkii maamul u samaynta Jubooyinka ee Kismaayo ka socday oo la hakiyay

Shirkii ka soconayey Magaalada Kismaayo ee looga arinsanayey Maamul u Sameynta Gobolada Jubbooyinka ayaa galey maalintii 3aad hakad,ka dib markii Ergooyinkii laga filayey in...

Gudoomiyaha Maamulka G/ka Baay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Xariga kajaray Olalaha Ciribtirka Cudurka Dabaysha

Gudoomiyaha Maamulka G/ka Baay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Xariga kajaray Olalaha Ciribtirka Cudurka Dabaysha Munaasabad Balaaran oo ay kasoo qayb galeen Mas’uulyinta Maamulka G/ka...

Barnaamijkeenii war helaa talo helaa isbuucan waxaan kusoo qaadanaynaa dorashii AVV Xaseey 1995

Daawadayaal waxaan halka idiinkugu soo gudbin doonaa Barnaamijkeenii War Helaa Tallo Helaa oo aad isbuuc walba inooga barateen in aan idiin soo gudbiyaan Daafeet.com...

DHEGAYSO…Qaabka ay u dhacday xilwareejintii maanta ka dhacday magaalada Baydhabo gobolka Baay

Xarig jiid siyaasadeed oo ku dhowaad mudo bil ah ka taagnaa maamulka gobolka Baay ayaa ugu danbayn maanta lasoo afmeeray kadib kolkii wasiirada Gaashaandhiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img