Daawadayaal waxaan halka idiinkugu soo gudbin doonaa Barnaamijkeenii War Helaa Tallo Helaa oo aad isbuuc walba inooga barateen in aan idiin soo gudbiyaan Daafeet.com iyo ishabaydhaba.com isbuucan bal aan isku deyno in aan dib u eegno taariiqdii ey soo mareen digil iyo mirifle sanadkii 1995.