WARARKA

Gudomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur ooka hadley hoos u dhaca ku yimid Dolarka

Gudoomiyaha gobolka banaadir Max’ud Axmed Nuur "Tarsan" ayaa ka hadlay hoos u dhaca lacagta doolaraka iyo sara u kaca maciishada oo maalmahan jahawareer galisay...

Reysulwasaaraha oo ka warxibiyey socdaalkii uu beryahan ku soo marey Gobolka Galgaduud

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa galabta shir Jara’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga warbixiyay...

Reysulwasaraha Dowlada Yemen Mohammed Salem Basindwa oo sheegey in ey taageero la garab taagan tahay Dowlada Somaliya

Raysal wasaaraha dalka Yemen, Mohammed Salem Basindwa ayaa ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya hada ay ku sugan tahay,isagoona tilmaamay in Soomaaliya cagta saartay wadadii...

Madaxweynaha oo soo dhaweeyey go,aankii ay gaartey Golaha Amaanka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii shalay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu sida aqlabiyadda leh ugu ansixiyay in muddo hal sano ah...

Reysulwasaraha Dowlada federlka Somaliya oo maanta lagu wado inuu tago Degmada Cadaado

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda saakay degmada Cadaado ee gobolka Galguduud, taasoo qayb ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img