WARARKA

Baarlamaanka oo maanta ka doodi doona qeybo ka mid Dastuurka KMG

Kalfadhi ay maanta isugu imaanayaan xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay dib u eegis ku sameyn doonaan qodobo dhowr ah oo ku jira Dastuurka KMG...

Nala Daawada Waqtigii Xasuuqii iyo RRA sanadkii 1995

Waxaan jeclaan laheyn in aan halkan idinkugu soo gudbino dhibaatooyinkii ka dhacay gobolada koofurta somaliya dagaaladii sokeeye kolkii ey bilowdeen iyo doorka ay ka...

Gudoomiyaha Maamulka G/ka Bay oo Maanta Booqday Isbitaalka Guud ee Magaalada Baydhabo & Suuqa weyn Baydhabo janaay

Gudoomiyaha G/ka Bay ayaa Socodaal kusoo maray qar kamid ah Suuqa Magaalada Baydhabo & Xaafadaha Magaalada. Gudoomiya G/ka Bay Dr.Abdi Aadan Hoosow Socodaalkiisa Ugu horeeyey...

Gudomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo ku booriyey Shacabka iney ka shaqeeyaan Nabadgelyada

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose, Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Siidii ayaa ugu baaqay dadweynaha ku nool gobolka inay gacan ka geystaan ilaalinta amniga guud ee gobolka. Guddoomiyaha...

Argeyga gaarka ah ee Qaramada midoobey u qaabilsan Somaliya oo u hambalyeeyey Haweenka Somaliyeed

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa ugu hambaliyeeyay haweenka Soomaaliyeed xuska 8-da Maarso oo ah maalinta haweenka adduunka. War-saxaafadeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img