WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo u hambalyeyey Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada Uhuru Kenyatta oo noqday madaxweynaha afaraad ee dalka Kenya ay caddayn u tahay sida shacabka...

Xaflad looga hadlayey kaalinta culumada ku leeyihiin dib u dhiska dalka oo ka dhacdey Minnesota

Xaflad aad u balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen urur lagu magacaabo Fagaaraha. ayaa shaley gelinkii dambe lagu qabtey magaalada Minnesota ee dalka mareykanka xafladaas...

Inaalilaahi Wa inaali Raajicuun C/llahi Hasan Farax Dooyow oo shaley gelinkii dambe lagu aasey Magalada Toronto

Inalilahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun waxaa shaley gelinkii dambe Magalada Toronto ee dalka Canada alagu aasey C/lahi Hasan Farax Dooyow oo malintii jimcaha ku...

Reysulwasaare Saacid oo maanta u ambabaxay Magalada Garoowe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u kicitimey Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal halkaasi oo lagu wado inay kulamo kala duwan kula...

Midowga Africa oo soo dhaweeyey mudada Halka Sano ah ee loogu darey

Ururka Midowga Africa ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,kaasi oo mudada halka sano ah loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img