WARARKA

Somaliland oo kasoo horjeesatey in somaliya laga qaado Cunaqabateyna Hubka

Maamulka Somaliland ayaa si weyn ugu soo horjeestay qorshaha la doonayo in lagu qaado cunaqabateynta hubka ee saarana Soomaaliya. Wasiirka difaaca Somaliland Axmed Xaaji Cali...

Madaxweyne Dowlada fedralka somaliya oo ka hadley isbedelada ka dhacaya dalalka deriska la ah Somaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Qadar ayaa waxa uu ka hadlay isbadalada ka socda Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah...

Madaxweynaha Dalka Venezuela Hugo Chavez oo geeryoodey

Madaxweynihii Venezuela, Hugo Chavez ayaa labadii sano ee ugu dambeysay la xanuunsanayay kansarka (Cancer) oo dhowr jeer looga daweeyay dalka ay dariska yihiin ee...

Halkan ka daawo Madaxweynaha oo ka jawaabaya su,aalo laga weydiiyey arimaha Somaliya

Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya ayaa shaley waxaa uu la hadley idaacada Aljaziira ee fadhigeedu yahay Dalka Qadar halkaasoo ay suaalo badan ku weydinayeen dadkii...

Ciidamada dowlada iyo Alshabab oo ku dagaalamey duleedka Degmada Afgooye

Ciidamo ka tirsan Dowlada iyo Alshabab ayaa maanta ku dagaalamey duleedka Degmada Afgooye kaasoo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac Inta la ogyahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img