WARARKA

Reysulwasaraha Dowlada Federalka oo sheegey in uu sii socon doono isbedelka lagu sameynayo hogaanka Ciidanka

Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo hadal ka jeedinaye xaflada sagootinta aheyd ee loo qabtay hogaanadii hore ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya...

Dowlada Jaban oo lacag ugu deeqdey Caruurta Somaliyeed

Dowladda Japan ayaa ku deeqday lacag gaareysa $15 milyan oo doollar oo lagu caawinayo hay’adda Qaramada Midoobay ee daryeelka carruurta ee UNICEF inay wax...

Ciidamada dowlada ee ku sugan Magalada Baydhabo oo isku balaariyey deegano ka tirsan Gobolka Bay

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Arbacadii la wareegay deegaanno dhowr ah oo hoos-taga degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ciidanka ayaa dagaal la’aan kula wareegay deegaannada...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo ka hadley dilka Alshabab loogu geysto magalada Muqdisho

Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay dilal la sheegay in xubno ka tirsan Al-shabaab loogu geystay Muqdisho, isagoo...

Maamulka Puntland oo sheegey in gudi u xilsaari doonan lacagaha Shilin Somaliga ee laga isticmaalo Deegaanka

Maamulka Puntland ayaa Guddi u xilsaaraya lacagaha shilin Soomaaliga ah ee laga isticmaalo deeganada maamulka Puntland xilli maalmahan dambe hoos u dhac laga dareemay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img