WARARKA

Magalada Beledweyne oo maanta laga sameeyey Howlgalo lagu tirakoobayo Gaadiidka

Taliska ciidanka booliska ee magaalada Beledweyne ayaa maanta ka hadlay howlgalo maalmihii u dambeeyay ay ka wadeen xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi. Taliyaha saldhigga booliska...

Xaflad Xilka looga qaadayo Genaral Diini iyo Genaral Dhagabadan oo maanta lagu qabtey Magalada Muqdisho

Munaasabad ka dhacday Wasaarada Gaashaandhiga ee Soomaaliya ayaa waxaa xil kaqaadis loogu sameeyay taliyihii ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulahii ciidanka xooga dalka. Taliyihii ciidanka...

Qarax xaley ka dhacay Magalada Kismaanyo oo ey ku dhinteen Laba Ruux

Qarax xalay fiidkii ka dhacay meel u dhow goobta uu ka socdo shirka maamul u sameynta Jubbaland ee ka socda duleedka magaalada Kismaayo ayaa...

Gudomiyaha Gobolka Bay Cabdi Hoosow oo kormeer ku tegey Xerada Bonkaay

Gudoomiyaha Maamulka G/ka Bay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Maanta booqday Xerada Boonkay ee Duleedka Magaalada Baydhabo. Xeradaasoo ay kujiraan Ciidamo Aad u tiro badan...

Burcad badeed sii daayey Markab laga leeyahay Dalka Giriiga

Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa siidaayay markab saliida qaada oo laga leeyahay dalka Gariiga,kaasi oo ay gacanta ku dhigeen 10 bil ka hor. Markabkaan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img