WARARKA

Askar laga soo qabtey Degmada Dhuusamareeb ayagoo dhac u geysanaya shacabka

Shan askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu xiray degmada Dhuusamarreeb ee gobolka Galgaduud, kaddib markii lagu eedeeyay inay dhac u gaysteen...

Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalka Somaliya oo ka hadley shirkii wariisada arimaha gudaha ee ka dhacay dalka Sacuudiga

Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo ka qeyb galay shirka wasiirada arimaha gudaha dalalka Jaamacada Carabta ayaa ka warbixiyey wax yaabihii...

Howlgalo Baaritaano ah oo saaka ka bilowdey Degmoyinka Xamarweyne iyo Xamar Jajab

Qaar kamid ah degmooyinka gobolka banaadir ayaa saakay waxaa ka socda howlgalo baaritaan oo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada muqdisho. Degmooyinka xamar weyne iyo xamar jajab...

Dowlada oo uxilsaartey gudi soo baara dhalinyaradii Dilka loo geystey

Guddi wasiirro ah ayay dowladda Soomaaliya u saartay baarista dilal dhowaan Muqdisho loogu gaystay dad dhallinyaro ah oo la sheegay in lagala baxay xabsiyo...

Ciidamada Dowlada iyo kooxaha Alshabab oo ku dagaalameydeegaanka Goofgaduud

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay kaasoo ay ku dagaalameen ciidamada dowladda Soomnaaliya iyo kuwa Itoobiya oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img