WARARKA

Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar Shalay iyo Maanta!

Taariikhdu waa madal qoran oo aan marnaba been ka sheegin dhacdada waqtiga waxaana taariikhi loo bartaa in laga badbaado khaladaadkii uu Aadmigu soo maray...

Ogeysiis:- dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Dalka Mareykanka

Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Dalka Mareykanka gaar ahaan Gobolka Mannesota iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa inay kasoo qeyb galaan Tacsi, Duco iyo Baroordiiq...

Madaxweynaha dalka Mareykan oo sheegey iney tababar u furi doonaan Ciidamada Dowlada Somaliya

Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dowladiisa ay tababar siineyso ciidamada dowladda Soomaaliya iyo qalabkii ay ku howlgali lahaayeen. Warkaan kasoo baxay Aqalka cad...

Afhayeenka Hay,ada Culimada Somaliyeed oo ku baaqey dagaalka ka dhan ah Alshabab

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah afhayeenka Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa u sheegay warbaahinta in culimadda Soomaaliyeed laga doonayo inay u midoobaan Shabaab ayna...

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo maanta la caleema saarey

Xaflad ay kasoo qayb-galeen in ka badan 11 madaxweyne oo ka socda qaarada Afrika ayaa lagu caleema saaray madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img