WARARKA

Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminaayo oo saaka ka dhoofey garoonka Adan Cade si ey uga qeyb galaan Caleema saarka Madaxweynaha Dalka Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, si ay uga qeyb-galaan munaasabad maanta...

Dhegayso…Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar Aqoon yahan Aqoontiisa ka Aradan!!!

Aqooni waa furaha u sahla Aqoon yahanka fahamka dhacdooyinka uu fahamkoodu uu ku adag yahay kuwa Aqoonta ka aradan (Juhalada/Aqoon laawayaasha)sidaa si la mid...

Beesha Shiiqaal oo kasoo horjeestey Maamul u sameynta Jubaland

Kulan ey ku yeesheen Magaalada Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose Beesha Sheekhaaleed ayay kaga hadleen arimaha maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo, ayay...

Wasiirka wasarada Arimaha Bulshada oo sheegtey in laga hirgelin doono adeega Caafimaadka gobolada dalka oo dhan

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Gobalada dalka Soomaaliya ka hirgelinayso adeegyo caafimaad oo ay helaan dhamaan shacabka ku nool Gobalada dalka. Wasiirka adeega...

Shirkii ey yeelan lahaayeen Igad oo dib u dhac lagu sameeyey

Shirka oo qabsoomiddiisa ay codsatay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadli lahaa xaaladda ugu dambeysay ee Soomaaliya gaar ahaan maamul u sameynta gobollada dalka. Dowladda Kenya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img