Waxaa maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 13/04/2013 lagu qaban doonaa magaalada London ee dalka Ingiriiska kulan Baroordiiq ah oo loogu tala galay taariikhdii iyo...
Ciidamada dowlada iyo maleeshiyaadka alshabab ayaa xaley ku dagaalamey deegaanka Awdiinleiyo degmada Bardaale ee gobolka Bay dagaalkan ayaa inta la og yahay waxa aku...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay aqalka madaxtooyada Kenya kula kulmay madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa cusub William...
Kufsiga lagula kaco haweenka ku jira xeryaha barkacayaasha ee ku yaalla Muqdisho ayaa soo kordhaya, iyadoo la sheego in kufsigaas ay intiisa badan geystaan...