WARARKA

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada midoobey Augustine Mahiga oo ka hadley arimaha Somaliya

Wakiilka gaarka ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr Augustine Mahiga ayaa sheegay in muddo labaatan sano oo Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin dagaal...

Reysulwasare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaarey Dalka Burundi

Ra'iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray xarunta dalka Burundi ee Bujumbura, kaddib markii ay saakay ka ambabaxaan...

Reysulwasaare Saacid oo la kulmey madaxweynaha dalka Ugandha

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa kula kulmay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni xarunta madaxtooyada Entebbe, iyagoo ka wada hadlay sugidda...

Kismanyo oo la sheegey xaaldeeda amaan iney tahay mid fiican

Taliska ammaanka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ka hadlay sida uu yahay ammaanka Magaalada Kismaayo oo maalmahan dambe amnidaro aan sidaas...

Dood aad u wanaagsan oo dhex mareysan Aqoonyahono Somaliyeed

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dood aad u xiiso badan oo dhex mareysa aqoonyahano somaaliyeed.   [youtube https://www.youtube.com/watch?v=nDJvTj-Z5EE]

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img