WARARKA

Dhegayso…Afgooye oo Bandow daraadii salaada Cishaha aan Masaajidada lagu tukan doonin

Bandow bilaaban doona 6:30 Maqribka ka dib dhamaana doona 5:30 Salaada Subax ayaa waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/4/2013 lagu soo rogay degmada...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo warqadahooda aqoosi ka gudoomey Safiirka Swedan iyo Netherlands

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadahooda aqoonsi ka guddoomay safiirrada dalalka Swedan iyo Netherlands ay u soo dirsadeen...

Dowlada iyo Amisom Alshabab Maka Xoreeyeen Gobolka Shabelaha Hoose Mise Qolo kale ayey u Xoreeyeen

Maamulka Gobolka shabeelaha hoose oo ah mid ka fog hishiiskii somalida ey dhawaan gaartey ayaad waxaa moodaa in dowlada federalka ey ka gaabsatey amaba...

Madaxweynaha Dowlada Federla Xasan Sheekh oo cambaareeyey Qarixii ka dhacay Magalada Boston

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Boston ee Dalka Mareykanka oo ay ku dhinteen saddex qof, kuna dhaawacmeen...

Golaha amaanka iyo Mareykanka oo cambaareeyey Qarixii ka dhacay Magalada Muqdisho amalintii Axada

War qoraal ah oo si wadajir ay u soo saareen Mareykanka iyo Golaha ammaanka ayaa waxay kaga hadleen dhacdadii Maalintii Axada ka dhacday Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img