WARARKA

Maamulka Degmada Luuq oo ugu baaqey hey'adaha samafalka iney caawiyaan barakacayaasha ku dhaqan degmada Luuq

Maamulka dowladda Soomaaliya ee degmada Luuq ayaa ka deyriyay xaaladda nololeed ee dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan degmada luug, iyadoona maamulku uu ugu...

Shabeelaha hoose 21 Sano kadib 21 Isbaaro dhex taal.

Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan inta degta koonfurta waxay ka wada dheregsan yihiin dulmiga aan loo meel dayan ee lagula kacay Shacabka Soomaaliyeed...

Qoysas ku noolaa xerooyinka qaxootiga ee magalada Baydhabo oo dib u dejin lagu sameeyey

Maamulka degmada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa dib u dejin u sameeyay 207 qoys oo ka mid ah qoysas barakacay oo ku noolaa mid...

Dowlada Ingiriiska oo cambaareysey Qaraxii Shaley ka dhacay Maxkamada Gobolka Banadir

Xukuumadda Britain ayaa cambaareysay weerarradii ismiidaamin ah ee Axaddii shalay ahayd ka dhacay magaalada Muqdisho oo salfaday nolosha in ka badan 33 qof, iyadoo...

Madaxweynaha dowlada federalka oo ku dhawaaqey in dowlada qaadi doonto dagaal ka dhan ah Alshabab

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, kaddib kulan deg-deg ah oo xalay ay guddiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img