WARARKA

Dowlada Jabuuti oo dooneysa iney Ciidamo hor leh geyso Somaliya

Gudoomiyaha barlamanka Jabuuti Idriis Arnaud Cali oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in si ay u xoojiyaan taageerada Soomaaliya ay xoojinayaan caawinaada dalka. Idriis...

Turkiga oo sheegey in Hey'adahooda sii joogi doonan Dalka Somalia

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay sii socon doonaan howlaha gargaar ee ay kawaddo Soomaaliya kaddib markii Axaddii lasoo dhaafay lala beegsaday kolonyo gaadiid ah...

madaxweynaha oo sheegey in ahmiyada koowaad la siin doono ilalinta Maxkamadaha Dalka

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ahmiyad la siinayo arimaha Garsoorka iyo baahida uu qabo,isagoona cadeeyay in hanjabaadaha dhanka...

Dowlada mareyka oo sheegtey in Alshabab ey ka ciribtiri doonto dalka Somaliya

Sida ay qortay wakaalada wararka ee AP,xukuumada Washitong ayaa wacad ku martay inay ciribtiri doonto unugyada dagaalka ee ka jira wadamada Soomaaliya, Yemen iyo...

Dhegayso..Maxamed Cabdi Gandi "Odayaasha Dhaqanka beesha Ogaadeen awalba Macmal ayay ahaayeen"

Shirka mala-awaalka ah ee maamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo oo maamlihii lasoo dhaafay hakad ugu jiray culays Siyaasadeed,Dhaqaale iyo Milatari soo wajahay awgeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img