Maamulka Afgoi Action Council ayaa waxaa ay halkan tacsi ugu dariyaan eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey allaha u naxariistee Marxuumad Sahra Osman Ahmed Kuusow...
Haddii aynu nahay Somaali, waxaan u baahanahay marka hore in aan ogaano taariikhdeena, haddii kale ismaqaban karno meel xun ayaa inoo dambeyneysaa. Aqoonyahannda soomaalidana...
Qarax miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhintay keliya qofkii aasayay.
Miinada ayaa lagu aasayay...