WARARKA

Madaxweynaha Dalka Kenya oo amar ku bixiyey in la baaro Kooxihii ka dambeeyey Qaraxii Garisa

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa amar ku siiyay madaxda ugu sarreysa ammaanka ee dalka in ay sameeyaan baaritaan rasmi ah oo...

“Madaxweynoow Marka Maxay Halaysay!!!!

Marka hore waxaan  Salaamayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya Mudane DR Xassan Sheekh Maxamuud"  & Umadda Somaaliyeed Meel walbo oo ay joogaan , waan idin...

Dad lagu laayey Hotel Kwa Chege oo ku yaala Magaalada Gaarisa

Koox hubaysan ayaa xalay sagaal qof toogasho ku dhisay magaalada Gaarisa ee xarunta u ah gobolka Waqooyi-Bari ee dalka Kenya. Ragga hubaysan ayaa weeraray Hotel...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh oo lagu direy Liiska 100 qof ee dunida ugu sameynta badan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu daray liiska boqolka qof ee ugu Dunida ugu saameynta badan sanadka 2013. Liis oo uu sanad kasta soo...

Wafdi ka socda Yurub oo maanta gaarey Magalada Baydhabo

Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub ayaa maanta (Khamiis) gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga oo ay hoggaamineyso agaasimaha Midowga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img